Mu'asasada Manba Al Khair

Barashada Diinta Islaamka
Hel Cilmiga & Iimaanka

Ku soo biir barashada culuumta diinta Islaamka, kana faa'iidayso nidaam casri ah oo kuu fududaynaya barashada Qur'anka, Xadiiska, iyo Fiqiga meel kasta oo aad joogto.

0+
Arday Firfircoon
0+
Koorsooyin Dhammaystiran
0+
Macallimiin Khubaro ah
Manbaculkheyr Hero
Cilmi Saxda Ah
Qur'aan & Sunno
Nidaam Gaar Ah
Tarbiyo Toosan
Platform Benefits

Why Choose Manba Al Khair?

We provide a comprehensive learning platform rooted in Islamic values, designed to help you excel in both worldy knowledge and spiritual growth.

Darsiga Qur'anka

Barashada akhriska, xifdiga iyo tafsiirka Qur'anka Kariimka oo leh hab online ah.

Cilmiga Sharciga

Faham qotodheer oo ku saabsan Fiqiga, Xadiiska, iyo Taariikhda Islaamka.

Certified Teachers

Directly learn from respected scholars with verified Ijazah and years of experience.

Flexible Learning

Study at your own pace with 24/7 access to recordings and live trackable progress.

About Manba Al Khair
Trusted Academy
Quality Islamic Education
About Our Institution

Nurturing the Next
Generation of Scholars

Manba Al Khair is a premier Islamic institution dedicated to providing authentic knowledge and spiritual guidance. We blend traditional Islamic teachings with modern educational techniques to create a holistic learning experience.

Our Vision (Hiigsigeena)

Inaan noqono isha ugu weyn ee aqoonta saxda ah iyo tarbiyada toosan laga shidaal qaato.

Our Mission (Hadafkeena)

Bixinta nidaam waxbarasho oo dhammaystiran, casri ah, islamarkaana ku qotoma sooyaalka suuban ee Islaamka.

Nidaamka Waxbarashada

Barnaamijyadeena

Aragti guud oo ku saabsan maadooyinka lagu barto mac-hadkeena. Is-diiwaangelintu waa mid ay si gaar ah u maamusho maamulkeena.

عمدة المرأة
Xadiis Beginner

عمدة المرأة

Kutubkaan waa kutub-ka Cumdatul Mar\'ah

Tafsiir
General Beginner

Tafsiir

kutubkaan wuxuu ku saabsan yahay Tafsiirka

“الميسر في أحكام الصوم وآدابه”
Fiqih Beginner

“الميسر في أحكام الصوم وآدابه”

Kutubkaan wuxuu ku saabsan yahay Axkaamta Soonka iyo Aadaabtiisa

Riyaadu Saalixiin
General Beginner

Riyaadu Saalixiin

tst
General Beginner

tst

Riyaadu Saalixiin
xadiis Beginner

Riyaadu Saalixiin

Riyaadu Saalixiin waaye kitibkaan

Success Stories

What Our Students Say

Hear from those who have started their journey with us and transformed their understanding of Islamic knowledge.

"koorsadaan aad ayaan uga helay waad ku mahadsan tihiin"

AI
Abdiweli Isse Yusuf
Arday(ad) Mac-hadka

"koorsadaan aad ayaan uga helay waad ku mahadsan tihiin"

AI
Abdiweli Isse Yusuf
Arday(ad) Mac-hadka

"koorsadaan aad ayaan uga helay waad ku mahadsan tihiin"

AI
Abdiweli Isse Yusuf
Arday(ad) Mac-hadka

Soo Qor Ra'yigaaga

Ra'yigaagu wuxuu kaa caawinayaa in aan horumarno oo dadka kale u taagnaa.

*
*
*
Su'aalaha Mac-hadka

Badanaa Waxaa La Is Weydiiyaa

Halkaan waxaan kusoo ururinay su'aalaha ugu badan ee ay dadku na weydiiyaan ka hor inta aysan ku soo biirin mac-hadkeena.

Maadaama mu'asasadani tahay mid xiran oo tayo xoogga saarta, is-diiwaangelintu ma ahan mid furan mar kasta. Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp-ka qaybta hoose si aad u hesho xogta xilliyada la qaadanayo arday cusub.

Barnaamijyada qaar waa kuwa lacag la'aan (Fi Sabilillah) ah, halka kuwo kalena ay leeyihiin lacago lagu caawiyo macallimiinta iyo socodsiinta mu'asasada. Faahfaahinta kala xiriir maamulka.

Haa, ardaygii si guul ah ku dhammaysta koorsada, imtixaannadana gudba, wuxuu qaadanayaa shahaado rasmi ah ama ijaazo (haddii ay tahay cilmiga sharciga ah) marka laga xaqiijiyo tayadiisa.

Waxaan isku darnaa labadaba. Koorsooyinka qaar waa duuban yihiin si ardaygu waqtiga uu koro u daawado, laakiin waxaa jira fasallo Toos ah (Live sessions) oo diiradda saaraya dabagalka, la xisaabtanka, iyo su'aalaha ardayda.

Ready to Start Your Journey?

Join our community of students and scholars today. Embark on a path of knowledge that will enlighten your heart and mind.